Daawo Sawirada: Booqashadii Madaxweyne Farmaajo ku tagay magaalada Marka

Madaxweyaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shableeha Hoose. Farmaajo iyo xubnaha la socday ayaa waxaa magaalada Marka kusoo dhaweeyay saraakiil katirsan ciidanka Milatariga Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Marka. Socdaalka Madaxweyne Farmaajo ku tagay magaalada … Continue reading Daawo Sawirada: Booqashadii Madaxweyne Farmaajo ku tagay magaalada Marka